Dookh & Ayaan Doon

Raadinaya Gabadh

Waxan ahay wiil aan hore u guursan oo 30 jir ah kuna nool maagaalada Muqdishu. Dhererkaygu waa dhex dhexaad, midabkayguna waa maariin. Waxan bartay oo ku shaqaystaa ahay farsamada Injineerka. Waxan doonayaa dookh iyo ayaan, da’deedu u dhexayso 20-30. Gabadh ugu yaraan dugsi sare ka baxday oo dabeecad iyo dhaqan fiican. Fadlan keliya ilasoo xidhiidh hadii aad diyaar u tahay xidhiidh saldhigiisu yahay guur iyo jacayl.

Gabadhdoon@gmail.com

Hadaad doonto waxad ku bilaabi kartaa Gabay ama hees. Dawadii naftaydaay dadka taan ka doortay, soo inaan ku daawada daldheer ugama soo kicin!

Dookh & Nasiib Doon

Raadinaysa wiil

I am a 30 year old Somali female with bachelors degree in social work. I am looking for my other half between 32-38. If you are tall, dark and handsome with great sense of humor, and an honorable gentleman, you might be the one. You must live in the states and have a bachelor degree at minimum.  What can I say; life is hard in America these days. Lol! Please only serious prospects!

Wiildoon@gmail.com

Aan damaq jacayl, dad is raba warkood, kaa daadejee….