AQALKA IYO HORDHACA-HOME PAGE
Labada qof ee iska doorta dadku, waa inay ul iyo diirkeed noqdaan. Laba aan kala baadin, laba aan waaban. Kool kooli qofkaad jeceshahay waayo marka jacalku dhab kaa yahay, farxadaadu waa ka farxinta iyo raaligelinta qofkaad jeceshahay.